Tillaabooyinka Xiga ee Villa Somalia qaadeyso kadib Eryiddii Safiirka Kenya !!

Dowladda uu hoggaamiyo Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), oo raadineysa kaar si wanaagsan loo xoqdo oo loo adeegsado dib u doorashada maamulka hadda jira ayaa maalmihii tegay aad u iibineysay aragti siyaasadeed dowladda Kenya looga dhigayo cadaw Soomaaliyeed, musharrixiinta diidan hannanka Farmaajo doorashad u wajahayaanna loo aqoonsado siyaasiyiin u adeegaya dowladda Kenya. Aragtidaas waxaa lasoo dhex … Continue reading Tillaabooyinka Xiga ee Villa Somalia qaadeyso kadib Eryiddii Safiirka Kenya !!